Tan iyo maalintii shalay waxaa wabiga mara magaalada Buuloburde ee gobalka Hiiraan laga baadi goobayaa, meydadka 2 dhalinyaro ah oo ku dhacay wabiga.
Aabaha dhalay mid kamid ah dhalinyaradaas sidoo kalana adeer u ah kan labaad, ayaa waxa uu ka warbixiyay qaabka ay wiilasha ugaleen wabiga iyo baadi goobka ay sameeyeen.