Monday, March 10, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo ka Laabatay Hadalkii uu Xasan Sheekh ku Duray Digniinta...

Dowladda Fedaraalka oo ka Laabatay Hadalkii uu Xasan Sheekh ku Duray Digniinta Amni ee Mareykanka.

Dowladda Fedaraalka ayaa ka laabatay hadal uu Xasan Sheekh ku duray digniintii amni ee maalmo kahor kasoo baxday dowladda Mareykanka, taas oo looga digay weeraro ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliso magaalada Muqdisho.

Daahir Carab oo ah Safiirka Dowladda Fedaraalka u fadhiya Mareykanka, ayaa waxa uu gabi ahaanba meesha ka saaray in khudbaddii uu Xasan Sheekh jeediyay Jimcihii lasoo dhaafay ay naqdineysay digniinta Mareykanka.

Halkaan ka Degso Warka Safiirka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.