Saturday, March 15, 2025
HomeAll NewsMasuul Katirsan Maamulka ay Xabashidu ka Dhisatay Soomaali-galbeed oo la Dilay.

Masuul Katirsan Maamulka ay Xabashidu ka Dhisatay Soomaali-galbeed oo la Dilay.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa deegaan katirsan dhulka Soomaali-galbeed lagu dilay, masuul katirsan maamulka ay Dowladda Xabashida Itoobiya ka dhisatay dhulka Soomaali-galbeed ee ay gumeysato.

Hogaankii nabad-galyada ee tuulada Laasa-Caanood ee hoostagta degmada Shillaabo ee dhulka Soomaali-galbeed laguna magacaabi Jiray Gallad ayaa lagu dilay tuuladaas.

Masuulkaan ayaa waxaa toogtay ciidamo katirsan maleeshiyaadka Liyu Bolis, kadib markii uu muran soo kala dhex galay labada dhinac.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.