Monday, March 17, 2025
HomeAll NewsKooxda RSF oo Weli Wada Duqeymo Xoogan oo ay ku Garaacayaan Dadka...

Kooxda RSF oo Weli Wada Duqeymo Xoogan oo ay ku Garaacayaan Dadka Shacabka ah.

Muddoo todobaad ah kooxda Ad-Dacmu As-Sariic ee taageeriada ka helaya dowladda Imaaraat-ka Carabta ayaa duqeyn aan kala joogsi lahayd kawada gobolka Kurdufaan ee wadanka Suudaan.

Maalintii shalay oo Arbco ahayd waxay mar kale duqeyn ka geysteen magaalada Al-Abyadh ee dalka Suudaan, taasoo ay uqebiyeen xaafado kala duwan oo ku yaalla magaalada.

Duqeyntan oo ah mid madaafiic ah, ayaa waxay RSF ku dileen qof haweeneyd ah waxayna sido kale ku dhaawaceen 10 ruux oo kale.

Madaafiicda RSF ay magaalada ku tuureen ayaa gaarayay sida wararku sheegayaan illaa 5 madfac, waxayna markan ubareeraayaan beegsiga dadka rayadka ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.