Friday, March 14, 2025
HomeAll NewsSideen Ubadkeenna Ugu Barbaarin Karnaa Xifdinta Siraha?

Sideen Ubadkeenna Ugu Barbaarin Karnaa Xifdinta Siraha?[WARBIXIN]

Xifdinta iyo ilaalinta siraha waa waajib diini ah oo saaran qof kasta oo Muslim ah, waxaana haboon in qofku uu xifdiyo siraha lagu aaminay.

Haddaba sidee ayaan ubadkeenna ugu barbaarin kartaa xifdinta siraha qaabkee ayayna caruurta Saxaabada u ilaalin jireen siraha? ku dhageyso warbixintaan hoose.

Halkaan ka Degso Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.