Askarigaan ayaa waxa uu isku soo dhiibay wilaayada islaamiga ah ee Jubada-hoose, iyadoona lagu soo bandhigay degmada Jamaame ee wilaayadaas.
Askariga ayaa waxa uu lasoo goostay qori iyo booshkiisa, isagoona ciidanka uu kasoo tagay ugu baaqay iney isaga soo baxaan safka Shisheeyaha.