Saturday, March 15, 2025
HomeAll NewsBulshada Muqdisho: "Waa Wax Lala Yaabo in Xasan Sheekh uu Dhexdhexaadiyo Colaadda...

Bulshada Muqdisho: “Waa Wax Lala Yaabo in Xasan Sheekh uu Dhexdhexaadiyo Colaadda Koonfurta Suudaan”

Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay, in Dowladda Fedaraalka ay dhexdhexaadiso khilaafyada ka jira dalka Koonfurta Suudaan.

Dowladda Fedaraalka ayaa dhawaan shaacisay iney dhexdhexaadineyso khilaafyada ka taagan dalka Koonfurta Suudaan, waxana arrintaasi ka hadlay qaar kamid ah bulshadaa ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Waxa ay taasi ku tilmaameen mid lagu qoslo, iyagoo xusay in Xasan Sheekh uu maaro u la’yahay khilaafyada ka jira gudaha dalka ee kala dhaxeeya maamul gobaleedyada qaar, taasna ay Xasan Sheekh ay ka tahay oo kaliya igu sawir.

Halkaan ka Degso Warka Bulshada Muqdisho

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.