Saturday, March 15, 2025
HomeWarka GudahaDEG DEG: Dagaal Culus oo ka Socda Degmada Awdheegle ee Gobolka Sh/Hoose.

DEG DEG: Dagaal Culus oo ka Socda Degmada Awdheegle ee Gobolka Sh/Hoose.

Magaalada Awdheegle ee gobolka Sh.Hoose waxaa saakay ka socda dagaal xooggan oo dhexmaraya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda Fedaraalka ee halkaasi horay ugu sugnaa.

Dagaalkan ayaa la isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana degmadaasi inaga soo gaaray warar kala duwan.

Hadaba faahfaahin ku aaddan dagaalka halkaasi ka socda, halkan ka dhegeyso.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.