Sunday, March 16, 2025
HomeAll NewsHalkee Ayey Dhacdaa Degmada Awdheegle

Halkee Ayey Dhacdaa Degmada Awdheegle

Magaalada Awdheegle ee gobolka Sh.Hoose waa mid kamid ah degmooyinka ugu dhow dhow caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, marka laga eego dhanka magaalooyinka lamid ah ee ka fog fog magaalada Xamar.

Waxay dhacdaa Koonfur Galbeed caasimadda wadanka, waano degmo istaraatiiji ah oo ku taalla dhowl beeraad hodon ku ah khudaarta noocyadeeda kala duwan.

Hadaba si aad wax badan uga ogaato warbixin ku aaddan halkan ka dhegeyso.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.