Warar kala duwan a
yaa saakay ka imaanaya magaalada Awdheegele ee gobolka Sh.Hoose.
Hadaba maxaa ka cusub degmadaasi, xogaha halkaasi laga helayo maxay sheegaan.
Sido kale degaanada ka agdhodhow Awdheegle dadka ku sugan maxay sheegayaan.
Wax badan si aad uga ogaato xogta la xiriirta dagaalkaasi halkan hoose ka dhegeyso faahfaahinta.