Kadib Dagaal xooggan oo saakay aroor hore lagu qaaday saldhigyadii ay ciidanka Dowladda Fedaraalku kul lahaayeen degmada Awdheegle ee gobolka Sh/Hoose.
Dirir aan waxba la isku reeban oo halkaasi ka dhacday kadib, waxaa askarta Dowladda Fedaraalka lagala wareegay gacan ku haynta magaalada, iyadoo halkaasina ay isaga carareen askartii ka badbaaday dagaalka.
Faahfaahin ka dheystiran oo ku saabsan sida ay ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab saakay degmadaasi ula wareegeen halkan hooe ka dhegeyso.