Saturday, March 15, 2025
HomeAll NewsImisa Isbaaro ayaa Dowladda Fedaraalka Uyaalla Muqdisho Illaa Afgooye?

Imisa Isbaaro ayaa Dowladda Fedaraalka Uyaalla Muqdisho Illaa Afgooye?

Wadada xiriirisa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Sh.Hoose, waxay kamid tahay meelaha ay isbaarooyinka badan uyaallaan Dowladda Fedaraalka, kuwaasoo dhibaayin kala duwan ay kala kulmaan dadka socotada ah.

Lacago baad ah ayaa safareyda halkaasi looga qaada, iyadoo 13 isbaaro ay yaalla masaafo dhan 20KM oo udhaxeysa Afgooye illaa iyo Muqdisho.

Halkan hoose ka dhegeyso faahfaahinta.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.