Waxaa la baahiyay sawirrada dagaalkii saakay ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen saldhigii ciidanka Dowladda Fedaraalka ee degaanka oo hoostaga degmada Cadale.
Sawirradan ayaa lagu arkayaa illaa 10 askari oo ay fagaaraha dagaalka uga carareen ciidanka Dowladda Fedaraalka iyo qaar kamid ah hubkii ay wateen.
Halkan hoose ka dhegeyso faahfaahin ku saabsan sawirrada.