Qaar kamid ah waxgradka Soomaaliyeed ayaa bogaadiyay dagaalladii saakay ay ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen farriismo askarta Dowladda Fedaraalku ku leeyihiin demada Awdheegle ee Shabeellaha Hoose.
Nabadoon Isaamciil Haaruun Afhayeenka Odayaashaa dhaqanka Wilaayaatka Islaamiga ah iyo Nabadoon Guuleed Fartaag oo ah Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Gobolka Banaadir.
Hadaba halkan ka dhegeyso bogaadinta odayaasha dhaqanka.