Sunday, March 16, 2025
HomeAll NewsQaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo Bogaadiyay Dagaalkii Saakay ka Dhacay Awdheegle.

Qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo Bogaadiyay Dagaalkii Saakay ka Dhacay Awdheegle.

Qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dagaallada ka Socda dalka ee looga soo horjeedo Shisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalka, iyagoo bogaadiyay guulihii ugu dambeeyay ee ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kasoo hooyeen fagaarayaasha dagaalka.

Si gaar ah waxay usoo hadal qaadeen dagaalladii udambeeyay ee saakay ka dhacay gobolka Sh/Hoose iyo kuwii ka horreeyay.

Dahnka kale waxay ciidamada Dowaladda Fedaraalka ucadeeyeen wax ay ku dhex jiraan, iyagoo daliishana Qur’aanka Kariimka.

Halkan ka Degso Codka Culimada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.