Sunday, March 16, 2025
HomeAll NewsWaaliga Sh/Dhexe oo ka Hadlay Dagaalkii ay Saakay Kula Wareegeen Sumadaale.

Waaliga Sh/Dhexe oo ka Hadlay Dagaalkii ay Saakay Kula Wareegeen Sumadaale.

Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabakudukade oo ah Waaliga Wilayaada Sh/Dhexe, ayaa ka hadlay dagaalkii saakay ka dhacay degaanka Sumadaale ee hoostaga degmada Cadale oo katirsan Sh/Dhexe.

Wuxuu xaqiijiyay sheekhu in wali ay gacanta ku hayaan degaankii lagu dagaallamay, askartii Dowladda Fedaraalkuna isaga carareen fagaaraha dagaalka.

Dhanka kale Kabakudukade ayaa bogaadiyay dagaalkii saakay lagula wareegay magaalada Awdheegle ee gobolka Sh/Hoose.

Halkan ka Degso Kalimadda.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.