Sunday, March 16, 2025
HomeAll NewsMaxay Yihiin Ciidanka Loogu Yeero Gorgor Yaase Tababara.?

Maxay Yihiin Ciidanka Loogu Yeero Gorgor Yaase Tababara.?

Ciidanka loogu yeero Gorgor ayaa kamid ah ciidamada gaar ah ee Dowladda Fedaraalka, mana ahayn shaqadii loo tababaray iney galaan dagaallo, taas bedelkeeda waxaa loogu tala galay iney ilaalinyaan xarumaha Dowladda Fedaraalka.

Xasan Sheekh Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ayaa geeyay furimaha dagaalka, halkaasi ayaana qaar badan oo kamid ah lagu laayay.

Hadaba si aad wax uga ogaato askartan halkan ka dhegeyso warbixin ku saabsan.

Halkan ka Degso Warbixinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.