Sunday, March 16, 2025
HomeAll NewsDagaal ka Dhacay Labo Garas oo Gaari C/Bile ah Lagula Wareegay.

Dagaal ka Dhacay Labo Garas oo Gaari C/Bile ah Lagula Wareegay.

Duleedka deegaanka Laba-garas ee gobalka Sh-dhexe ayaa maanta mar kale waxaa ka dhacay dagaal lagu jabiyay maleeshiyaadka Bangaraf ee uu Mareykanku tababartay,

Malleeshiyadan ayaa waxaa dagaalka looga furtay gaari C/Bile ah, waxaana sido kale jira khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo la gaarsiiyay askartooda.

Hadaba halkan hoose ka dhegeyso faahfaan ku aaddan dagaalkan.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.