Odayaasha dhaqanka ee gobalka Sh/dhexe qaarkood ayaa ka hadlay xaaladda gobolka, gaar ahaan dhulkii ay la wareegtay dhawaanahan wilaayada islaamiga ah, waxaan odayaasha wareystay Cabdullaahi Soomaali.