Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed, aadna ula socda siyaasadda gudaha iyo dibadda, ayaanu la yeelanay waraysi aanu wax kaga weydiinnay shakhsiyadda Donald Trump.