Tuesday, March 4, 2025
HomeBarnaamijyoDhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 20-05-1446.

Dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 20-05-1446.

Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.

Todobaadkan waxaa barnaamijka lagu soo qaatay mowduuc ku saabsan Soomaalida iyo dhaxalka, iyadoo dhegeystayaashu ay su’aalo weydiinayaan Sheekh Cali Cabdullaahi Calikatiin oo marti ku ah Diiradda.

Halkan ka Degso Barnaamijka Diirada Jimcaha 22 11 2024

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.