Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 20-05-1446 oo waafaqsan 22-11-2024, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinayo Cabdiraxmaan Badar.