Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa dhawaan baahin doonta barnaamij gaar ah oo muhiim ah, kaas oo uu ciwaankiisu yahay “Imaaraatka Carabta Ableyda Reer-Galbeedka”.
Barnaamijka ayaa soo gudbin doona xogo iyo macluumaad muhiim ah oo daaha ka feydaya wajiga dhabta ah ee Dowladda Imaaraatka Carabta, iyo kaalinta ay xukuumadaani ku leedahay duullaanka lagu soo qaaday wadamada Muslimiinta.