Dalalka ay sida daran ugu lug leedahay dowladda Imaaraatka Carabta, muslimiinta ku noolna leefsiisay dacar qaraar waxaa kamid ah, Yemen iyo Suudaan, iyadoo sidoo kale ka safatay muslimiinta Qazza ee wajahaya gumaad kaga imaanaya Yahuudda.
Hadaba warbixin ku aadan gacmaha madow ee Imaaraatka Carabta ku leeyahay dalalka Suudaan, Yemen, Filastiin iyo xitaa sida ay qeybta uga tahay dhibaataynta Jaaliyadaha muslimiinta, waxaa soo gudbinaya walaalkeen Muxsin Xasan.
Halkaan ka Degso Warbixin Imaaraadka- Ableyda Reergalbeedka- 03