Thursday, March 6, 2025
HomeAll NewsMuslimiinta Kasoo Barakacay Suuriya oo Dibadbax Farxadeed ku Dhigtay Magaalada Hargeysa.

Muslimiinta Kasoo Barakacay Suuriya oo Dibadbax Farxadeed ku Dhigtay Magaalada Hargeysa.

Shacabka muslimka ah ee kasoo barakacay Suuriya ee ku nool magaalada Hargeysa ayaa dhigay dibadbax farxadeed, oo ay ku muujinayaan sida ay ugu faraxsanyihiin in nidaamkii Nuseyriyada talada xoog looga tuuray.

Shacabkan oo isugu soo baxay magaalada Hargeysa, shucuurta farxadeedna ay kala qeyb qaadanayeen shacbka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in dhawaan ay rajeynayaan iney dib ugu laabtaan dalkooda.

Halkaan ka Degso Warka Hargeysa

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.