Thursday, March 6, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Muuse Biixi ku Eedeeyay Inuu Wado Dhulboob Xooggan.

Xildhibaan Muuse Biixi ku Eedeeyay Inuu Wado Dhulboob Xooggan.[DHAGEYSO]

Yaasiin Cumar Yare oo ah xillibaan golaha deeganka magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka labaxay Soomaaliland, ayaa sheegay in maamulka Muuse Biixi uu wado dhulboob ballaaran inta lagu guda jiro xillliga kala guurka ah, oo uu madaxweynaha cusub xilka la wareegin.

Wuxuu sheegay in saddex goobood oo ku taalla magaalada Hargeysa, ahna dhulka danta guud lagu wareejiyo shakhsiyaad iyo dad gaar ah, arintaasina ay tahay wax laga xumaado.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.