Dowladda Kenya ayaa dhibaato ku heysa ganacsatada suuqa Khudaarta ee magaalada Wajeer oo kamid ah dhulka NFD.
Ganacsatada suuqa qudaarta ee magaalada Wajeer gaar ahaan haweenka ayaa waxa ay sheegeen iney dhibaatooyin kala kulmayaan masuuliyiinta ay Dowladdab Kenya ka dhisatay magaalada Wajeer ee dhulka NFD.
Waxa ay tilmaameen in lacago xad dhaaf ah siyaabo kala duwan loogu soo rogo ganacsatada Suuqa, kuwaas oo aysan iyagu awoodin bixintooda.