Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Sii Ballaarineysa Xabsiyada Lagu Xiro Haweenka Soomaaliyeed ee Muqdisho.

Dowladda Fedaraalka oo Sii Ballaarineysa Xabsiyada Lagu Xiro Haweenka Soomaaliyeed ee Muqdisho.

Booliiska maamulka gobolka Banaadir ee Dowladda Federaalka ayaa sheegay iney hirgeliyeen xabsi horleh oo loogu talogalay in lagu xiro haweenka.

Raxmo Sandheer oo ah taliyaha booliiska degmada Xamar Jajab ee Muqdisho, ayaa sheegtay iney degmada ka dhiseen xabsi weyn oo lagu xiro haweenka.

Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa ugaarsada haweenka Soomaaliyeed ee ilaaliya xijaabka sharciga ah, waxaana ay u sameysatay xabsiyo ay ku xirto, iyadoo taa bedelkeeda dhiirogelisa haweenka caariyaatka ah iyo kuwa ku kaca anshax xumada, oo xaflado iyo munaasabado waaweyn oo dhiirogelin ah loogu qabto hotellada Muqdisho.

Halkaan ka Degso Warka Xabsiga Cusub

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.