Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsIn ka Badan 20 Askari oo Lagu Dilay Weerarkii Duleedka Xawaadley.

In ka Badan 20 Askari oo Lagu Dilay Weerarkii Duleedka Xawaadley.[WARSAXAAFADEED]

Taliska Millatariga ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goordhaw warsaxaafadeed kasoo saaray, weerarkii cagmarinta ahaa ee maanta ka dhacay duleedka deegaanka Xawaadley ee gobalka Sh-dhexe.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay, in weerar cagmarin ah ay saakay aroortii hore ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab xero ay askarta Dowladda Fedaraalka ku lahaayeen duleedka deegaanka Xawaadley ee gobalka Sh-dhexe.

Waxaa sidoo kale bayaanka lagu xusay, in weerarka kadib kamiin lala beegsaday askar gurmad ahaa, kaas oo ka dhacay isla duleedka deegaanka Xawaadley ee Sh-dhexe.

Weerarka tooska ah iyo kamiinkaba waxaa lagu dilay 21 iskugu jirta saraakiil iyo ciidamo, waxaana intaa dheer oo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab gacanta ku dhigeen tiro askar ah, sida lagu xusay warxasaafadeedka.

Halkaan ka Degso Warsaxaafadeedka oo PDF ah

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.