Iyadoo maalintii shalay ay dagaallo ka dhaceen deegaan katirsan dhulka Soomaali-galbeed ee ay Itoobiya xoogga ku heysato, kaas oo udhexeeya Maleeshiyaadka Liyu Bolis iyo dad shacab ah, ayaa lasoo warinayaa in askar katirsan maleeshiyaadka lagu dilay weerar maanta dhacay.
Ugu yaraan 5 kamid ah Maleeshiyaadka Liyu Bolis ayaa lagu dilay, 7 kalana waa lagu dhaawacay weerar ka dhacay deegaanka Dacawaley oo kamid ah dhulka Soomaali-galbeed, sida ay xaqiijieen dadka deegaanka.
24 mayda ooy shalay ka yaaceen newpolicku ayaa galabtoo kaliya loo daabulay dhagaxbuur markaa 50way gaadhayaan mbakhtiga newpolicku warka xaqiiqdiisa goobjooge