Wednesday, March 12, 2025
HomeAll NewsSidee loo Abuuri Karaa Jawi Farxadeed oo u Dhexeeya Waalidka iyo Ubadkiisa?

Sidee loo Abuuri Karaa Jawi Farxadeed oo u Dhexeeya Waalidka iyo Ubadkiisa?[WARBIXIN]

Ubadku waa nicmo uu Allaah ku maneystay bani’aadamla, waxaana waalidka masuuliyad weyn ka saaran tarbiyeynta iyo barbaarinta awlaadda uu Allaah ugu deeqay.

Caruurta inta ay yaryar yihiin waxaa jira asaaliib iyo siyaabo loola dhaqmo, si loogu tarbiyeeyo wanaaga iyo horumarka.

Halkaan ka Degso Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.