Taxanaha Bakool, wuxuu diiwaangelinayaa safar shaqo oo Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan ku martay deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka Bakool qeybaha lagu maamulo Shareecada Islaamka.
Xalqada afaraad waxaan kusoo gudbineynaa magaalada Garasweyne, halkaas oo uu ka jiro horumar kala duwan.
asalaamu alaikum w. w
waad salaaman tihiin maamulka alfurqaan, howsha wanaagsan ee aad uma uhaysaan.
waxaan idiin sheegayaa inaan ladhegaysan karin oo marka lagu dhufto uusan soo baxayn Taxanaha Bakool dhamaantood ikhwaanii hagaajiya umada bddaa kutaxan aan ka mid ahayn,
kheyr alaha idin siiyo
Adam Ali degan sweden
Asc alfurqan walal waxan codsanaya inad inad sodaysan sheekh mukhtaar abu zuper raximulah wacdiyadisa
Asc
Asc
M.a and baad u fiican tihiin walaaliyal