Isbitaalka Guud ee degmada Jamaame waxaa ka socday howlo caafimaad oo ay qabanayeen dhaqaatiir cusub oo fulinaysa adeegyo ay ubaahnaayeen bulshada ku nool magaalada.