Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsBulshada ku Dhaqan Muqdisho oo Kasoo Horjeestay Qorshe uu Soomaaliya ka Hirgalinayo...

Bulshada ku Dhaqan Muqdisho oo Kasoo Horjeestay Qorshe uu Soomaaliya ka Hirgalinayo Turkiga.

Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa kasoo horjeestay qorshe uu Turkigu ka fulinayo Soomaaliya, iyo booqasho uu Urdugan ku imaanayo caasimadda.

Dadkaan oo ka hadlayay booqasho uu madaxweynaha Turkiga Rajab Dayid Urugan ku imaanayo magaalada Muqdisho, iyo qorshe uu Turkigu ka wado Soomaaliya oo ah inuu ka furto saldhig dayax-gacameed.

Waxa ay tilmaameen in Turkigu uu qeyb ka yahay Shisheeyaha danaha gurracan ka leh dalka, islamarkaano lagu qabo dhibaato oo kaliya balse aysan umadda Soomaaliyeed u heynin wax dheef ah, horayna uu Turkigu ula wareegay ilihii dhaqaale ee dalka.

Halkaan ka Degso Warka Bulshada Muqdisho

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.