Abwaan Taakow Macallin Ciise oo kamid ah abwaannada Soomaaliyeed ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxa uu kaga hadlay, shucuurkiisa ku aaddan dagaallada culus ee ka socda gobalka Sh-dhexe.
Abwaanka ayaa si diirran usoo dhaweeyay weerarada dardarta ku socda ee ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka wadaan gobalka, si gaar ah kuwii maanta ka dhacay deegaanno katirsan Sh-dhexe.