Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa soo saaray muuqaal kooban, oo lagu daawan karo zako qeybin laga sameeyay qeybo kamid ah wilaayada Islaamiga ee Jubbada Dhexe.
Dad masaakiin iyo fuqaro isuga jira ayaa ka faa’ideystay zako qeybintan, kuwaasoo uga mahadceliyay maamulka Islaamiga ah ee soo uruuriyay zakada.