Saturday, March 15, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Degaanka Sumadaale oo Hoostaga Cadale.

Al-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Degaanka Sumadaale oo Hoostaga Cadale.

Kadib dagaal xooggan oo maanta ka dhacay degaanka Sumadaale ee hoostaga degmada Cadale oo katirsan gobolka Sh/Dhexe, waxaa gacan ku haynta degaanka la wareegay ciidamadii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee weerarka qaaday.

Khasaare culus ayaa dagaalkaasi kaasoo ciidanka Dowaladda Fedaraalka, wuxuuna Taliska ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab war-saxaafadeed kasoo saaray weerarka ay ciidankood saakay halkaasi ku qaadeen, islamarkaana kula wareegeen degaanka.

Askar tiro ahaan gaaraya 19 ayaaa lagu xusay war-saxaafadeedka in lagu dilay dagaalka saakay ka dhacay sumadaale, kuwaasoo 10 kamid meydadkooda ay Dowladda Fedaraalku uga carartay fagaaraha dagaalka.

Halka hoose ka eeg bayaanka.
Halkan ka Degso War-Saxaafadeedka.
Mujaahidiinta oo la Wareegay Deegaanka Sumadaale.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.