Sunday, March 16, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Degmada Awdheegle ee Gobolka Sh/Hoose

Al-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Degmada Awdheegle ee Gobolka Sh/Hoose

Kadib Dagaal xooggan oo saakay aroor hore lagu qaaday saldhigyadii ay ciidanka Dowladda Fedaraalku kul lahaayeen degmada Awdheegle ee gobolka Sh/Hoose.

Dirir aan waxba la isku reeban oo halkaasi ka dhacday kadib, waxaa askarta Dowladda Fedaraalka lagala wareegay gacan ku haynta magaalada, iyadoo halkaasina ay isaga carareen askartii ka badbaaday dagaalka.

Faahfaahin ka dheystiran oo ku saabsan sida ay ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab saakay degmadaasi ula wareegeen halkan hooe ka dhegeyso.

Audio Player

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.