Sunday, March 9, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo la Wareegay Deegaan Hoostaga Degmada Cadalle ee Sh-dhexe.

Al-Shabaab oo la Wareegay Deegaan Hoostaga Degmada Cadalle ee Sh-dhexe.[WAREYSI]

Ciidamada Xaraakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa la wareegay degaan hoos taga degmada Cadalle ee gobolka Sh/dhexe.

Degaankan oo lagu agacaabo Bursha Sheekh ayaa waxaa gaaray ciidamo qalabaysan oo ka tirsan milatariga Xaraakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyadoo askarta Dowladda Fedaraalkaay awoodi waayeen iney dagaalamaan.

Waxaan xogta ku heleynaa in ciidamada Xaraakada Mujaahidiinta Al-Shabaab la wareegeen degaanka, halka ciidanka Dowladda Fedaraalka ay carar ku galeen degmada Cadalle ee gobolka Sh/dhexe.

Halkaan ka Degso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 08-03-2025.mp3

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.