Saturday, March 15, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo War-Saxaafadeed Kasoo Saaray Dagaalkii Awdheegle

Al-Shabaab oo War-Saxaafadeed Kasoo Saaray Dagaalkii Awdheegle

Magaalada Awdheegle ee gobolka Sh.Hoose waxaa saakay ka dhacay, dagaal culus oo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula wareegeen degmadaasi iyo dhamaan saldhiyadii ay askarta Dowladda Fedaraalku halkaasi ku lahaayeen.

Taliska ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa war kasoo saaray dagaalka sida uu dhacay iyo khasaaraha kala duwan ee ka dhashay.

Hoos ka eeg war-saxaafadeedka laga soo saaray dagaalkii Awdheegle.
Halkan hoose ka degso war saxaafadeedka.
Mujaahidiinta oo la wareegay degmada Awdheegle.

 

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.