Maktabka Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo warsaxaafadeed kasoo saaray, duqeymo ay diyaaradaha Xabashida Itoobiya ku xasuuqeen dad shacab ah.
Duqeymahaan oo ay diyaaradaha dowladda Xabashida Itoobiya ka kala fuliyeen goballada Sh-dhexe, Sh-hoose iyo Jubada-dhexe, ayaa waxa ay ku dileen 8 ruux oo rayid ah, halka ay ku dhaawaceen 3 kale, iyagoo geystay khasaare hantiyeed.