Kadib markii ay saakay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab saakay la wareegeen degmada Balcad, waxay xabsiga kasii daayeen dhamaan maxaabiistii ku jiray halkaasi ku xirnaa.
Arrintan ayaa waxaa aad usoo dhaweeyay dadkii la xoriyadooda dib uhelay iyo dhamaan ehelladooda, waxayna noqotay arrin lagu bogaadiyay Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee furtay magaaladaasi.