Monday, March 3, 2025
HomeAll NewsAskar Katirsan Maleeshiyaadka Liyu Bolis oo Lagu Dilay Deegaan Katirsan Soomaali-galbeed.

Askar Katirsan Maleeshiyaadka Liyu Bolis oo Lagu Dilay Deegaan Katirsan Soomaali-galbeed.

Iyadoo maalintii shalay ay dagaallo ka dhaceen deegaan katirsan dhulka Soomaali-galbeed ee ay Itoobiya xoogga ku heysato, kaas oo udhexeeya Maleeshiyaadka Liyu Bolis iyo dad shacab ah, ayaa lasoo warinayaa in askar katirsan maleeshiyaadka lagu dilay weerar maanta dhacay.

Ugu yaraan 5 kamid ah Maleeshiyaadka Liyu Bolis ayaa lagu dilay, 7 kalana waa lagu dhaawacay weerar ka dhacay deegaanka Dacawaley oo kamid ah dhulka Soomaali-galbeed, sida ay xaqiijieen dadka deegaanka.

Halkaan ka Degso Warka Liyu Bolis

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. 24 mayda ooy shalay ka yaaceen newpolicku ayaa galabtoo kaliya loo daabulay dhagaxbuur markaa 50way gaadhayaan mbakhtiga newpolicku warka xaqiiqdiisa goobjooge

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.