Wilaayada Islaamiga ah ee Sh-dhexe ayaa waxa ay deegaan udhaw degmada Afgooye kusoo bandhigtay, askari kasoo goostay Dowladda Fedaraalka kaas oo isku soo dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Mowliid Maxamed Nuur ayaa lagu magacaabaa askarigaan, waxa uuna muddo 8 bilood ah katirsanaa Dowladda Fedaraalka.