Thursday, March 6, 2025
HomeAll NewsAxmed Macallin Fiqi oo Weerar Afka ah ku Qaaday Axmed Madoobe.

Axmed Macallin Fiqi oo Weerar Afka ah ku Qaaday Axmed Madoobe.[DHAGEYSO]

Axmed Macallin FIqi oo ah wasiirka arimaha dibadda Dowladda Federaalka ayaa weerar afka ah ku qaaday Axmed Madoobe, hogaamiyaha maamulka labaxay Jubbaland.

Wuxuu ku eedeeyey Axmed Madoobe in weligiisaba uu Itoobiyaanka ku daabnaa, xilliganna dagaalka uu kaga soo horjeedo Dowladda Federaalka u kaashanayo Itoobiya.

Halkaan ka Degso Warka Fiqi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.