Wednesday, March 5, 2025
HomeAll NewsAxmed Madoobe oo Weerar Afka ah ku Qaaday Xasan Sheekh.

Axmed Madoobe oo Weerar Afka ah ku Qaaday Xasan Sheekh.[DHAGEYSO]

Axmed Madoobe oo ah hogaamiyaha maamulka la baxay Jubbaland ayaa weerar afka ah ku qaaday Xasan Sheekh, madaxweynaha Dowladda Fedaraalka.

Waxa uu ku eedeeyay in Xasan uu yahay nin qabyaaladeyste ah oo danaha qaranka ka doorbiday kuwa shaqsiga ah, sida uu hadalka udhigay hogaamiyaha maamulka la baxay Jubbaland.

“Xasan Sheekh waa Murzasiq Qowmi ah oo calooshii u shaqayste beelaysan oo ay qabyaaladdu ka qaalib noqotay Qarankii uu matalayayna ka hor mariyay dan shaqsiyadeed” ayuu yiri Axmed Madoobe.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in Xasan uu yahay dagaal ooge mujrim ah, oo ay mudan tahay in umadda Soomaaliyeed laga qabto fasaadka uu ku hayo, sida uu hadalka u dhigay hogaamiyaha maamulka la baxay Jubbaland.

Halkaan ka Degso Warka Axmed Madoobe

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.