Thursday, March 6, 2025
HomeAll NewsBanaanbaxyo Xoogan oo Looga soo Horjeedo Koronto La'aan oo Ka Dhacay Mandera.

Banaanbaxyo Xoogan oo Looga soo Horjeedo Koronto La’aan oo Ka Dhacay Mandera.

Maalintii labaad ayay banaanbaxyo xoogan ka socdaan magaalada Mandera ee kamid ah dhulka Soomaaliyeed ee ay Kenya gumeysato.

Dadka magaalada ayaa ka careysan koronto la’aan ka jirta magaalada maalmihii lasoo dhaafay, kadib markii shirakdda Korontada ee magaalada ay sheegtay iney cillad heysato.

Dadka ayaa wadooyinka ku gubaya taayeero, waxayna sheegeen iney u baahanyihiin in si degdeg ah wax looga qabto koronto la’aantan heysata.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.