Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa barnaamij gaar ah ka diyaarisay, qeybta Afaraad kalimaad laga jeediyay mucaskara Sheekh Bashiir Sheekh Yuusuf, oo ay kasoo qalin jebiyeen ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Waxa uu muuqaalku leeyahay muhiimad gaar ah, waxaa kalimaad ka jeedinaya salaadiin Soomaaliyeed, sidoo kale waxaa soo jiidasho leh oo iyaguna suugaan dareenka la hadleysa soo jeedinaya Abwaanada kala ah, Samakaab, Cabdiwaaxid Gama’diid iyo Nageeye Cali Khaliif.
How to contact you
Ciwaan Telegram inoo reeb.