Qofka la socda arimaha caalamka Islaamka dhowrkii sano ee lasoo dhaafay, waxaa jirtay dowlad carbeed oo aad uga dhex muuqata dowladaha kale marka laga hadlayo dagaalka ka dhanka ah Muslimiinta iyo qadiyadaha ay leeyihiin.
Inkastoo dowladani juqraafi ahaan ay tahay mid yar oo aan dadkeedu badneyn, hadana kaalinta gurracan ee ay ka qaadneyso hagardaameynta Muslimiinta iyo sida ay daacadda ugu tahay danaha Maraykanka iyo Yahuudda, waxay ka dheereysay dowlado ka weyn, ka ciidan badan, kana ahmiyad badan marka laga hadlayo khariiradda caalamka.
Hadaba warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa diyaarisay, barnaamij gaar ah oo labo xalqo ah, kaasoo gudbinaya xaqiiqda dowladan iyo falalkeeda gurracan ee ka dhanka ah Muslimiinta, barnaamijka ayaana loogu magacdaray ” Imaaraatka Carabta- Ableyda Reer-galbeedka”.
Halkaan ka Degso Barnaamijka Imaaraatka Carabta- Ableyda Reer galbeedka-01