Munaasabad ka dhacday magaalada Kurtunwaarrey ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxaa diyo ku kala qaatay beelaha walaalaha ah ee Surre iyo Garre, kuwaasoo horey dad isaga dilay.
Beesha Surre ayaa ahayd beesha laga dilay qofka, waxaana beesha Garre ay wareejisay lacag dhan 27 kun oo doollar, iyadoo Surre ay cafisay lacag dhan 3 kun oo doollar.